Amina Sounds Podcast
Nothing gets past me when it comes to wellness, wellbeing, and mental health – but it doesn’t stop there. Healing is just the beginning; staying motivated is the key. Here, I motivate, inspire, and support you emotionally, mentally, and physically. Be a friend of mine – listen daily. It won’t make you rich overnight, but it will help you discover your path to health, energy, inner wealth, and greater awareness of what’s happening around you.
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Waxba ima gudbaan, markeey timaado, bedqab, caafimaad qab iyo caafimaadka dhimirka, balse halkaa kuma isaagto. In aad bogsootaa, waa bilowga laakiin in aad markastaaba noqotaa mid baraarugsan waa muhiim. Halkaan waxbaan ku baraarujiyaa, waan ku hagaa, waana ku sacidaa, maskax, jir iyo niyadba. Ila saaxiib hadaba oo wax ka ogoow toobiyada loo maro, caafimaad, tamar, tujaarnimada gudaha, iyo ku baraarugsanaanta, arrimaha dhinacyadaada ka dhacaaya.
Episodes
7 episodes
Episode 7- Caadiyeeynta Xumaha
Ahlan, ku soo dhowaada qeyb kale iyo Amina Sounds Podcast, qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, qodob muhiim ah oo ku saabsan dhaqannada gurracan ee bulshadeena ku soo kordhay.Caadiyeeynta Xumaha, ma ahan mowduuc qalcad podcast ah o...
Episode 6: Maxaa Wax Loo Nacaa?
Episode 6 waxaan kaga hadleeynaa Naceybka iyo carada, sida ay isu saameeyaan
Episode 5: Ma Soo noqdaan mase murugoodaan Naarsiisku?
Waa qeybtii 5-naad uguna dambeysa taxanaha barnaajiyada aan kaga hadlaayey NARSIISAMKA, qeybtaan waxaan uga jawaabay, su'aal aad u soo noq-noqtay oo ay dhageystayaasha Podcastigan ay in badan oo ka mid ahi, i soo weydiiyeen, hadaba dhageysi hab...
Episode 4: Madaxda Narsiistaha ah
Qeybtaan waxaan kaga hadlayaa, madaxda Narsiistaha ah iyo dhaqankooda, dabeecadooda, sida ay shaqaalaha hoos yimaada ku yihiin. qofkani wuxuu noqon karaa maamule ama maareeye madax ka ah, xafiis yar oo iska kooban, amaba wuxuu noqon karaa siyaa...
Episode 3: Waalidka Narsiistaha ah:
Qeybtan waxaan kaga hadlayaa, waalidka Naarsiistaha ah iyo sida uu ula dhaqmo caruurtiisa, dhaqanka ay leeyihiin waalidka naarsiistaha ah iyo sida ay caruurtooda u barbaariyaan, iyo qaabka caruurtu ku soo baxdo marka dambe.